Wasiirka madaxtooyada Somaliland oo Faysal Cali Waraabe eedaymo aad u culus u soo jeediyey inuu Faysal yahay khaayun al wadan

 

Halkan ka daawo video warsaxaafadeedkii Xirsi

 

Wasiirka madaxtooyad Xirsi Cali, iyo wefti maanta ka dhoofayey gegida diyaaraddaha ee Berbera, ayaa mar uu saxaafadda la hadlayey, si weyn u dhaleeceeyey, guddoomiyaha xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe, oo liiskii guddida Somaliland uga qayb galaysa wada-hadalka Somaliland iyo Somaliad laga reebay. Faysal oo hore u la kulmay madaxweynihii hore ee Sheekh Shariif, uu oo magaalada Dubai kula kulmay, markii uu kulaankaasi soo shaac baxay in uu la kulmay ayaa waxaa dhcaday in shacbiweynaha Somaliland aad iyo aad uga cadhoodeen. Taa waxaa ku xigtaay in wadahadaldii Somaliland iyo Somaliya ku dhex maray Ingiriiska u Faysal u dusay oo lagu dhex arkay xaflad ay soo abaabuuleen jaaliyad somaliweyn iy midnimo soomaaliyeed u ololeeya uu ka dhex muuqday, taasina mar labaad waxa ay keentay in ??? la saaro Faysal Cali waraabe, dad badanina aad u xanaaqeen runtii. taa waxaa ku xigtay kulankii u danbeeyey ee uu London kula kulmay Sheekh Xasan, mr Qoslaaye, madaxweynaha dawladda federaalka Somalia, waana ta keentay in dad badani ay yidhaahdaan liiska wada hadalka ha laga  saaro Faysal Cali Waraabe, waayo lama aamini karo. Waana talaaboo ay aad u soo dhaweeyeen rayil caamka Somaliland. Kaadhkiisuu uu gubtay dib loo aamini maayo.

Faysal Cali Waraabe oo la taagan oogacan qaaday wasiirka gaashaandhiga, dawlada federaalka ee taakta daran xafladii  waxa la isku salaamayaa xafladii uu kula kulmay Sheekh Xasan

 

©Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: