Dhacdo cajiiba oo soo jiidatay indhaha caalamka, ugaadh biciida oo ka badbaaday Harimacade eryanayey

 

“”Nafi orod bay kugu aamintaa””

Close call: The impala jumps into a car to escape two cheetahs in Kruger National Park in South Africa

Dhacdadan oo ka dhcday dalka Koonfur Afrika, sida aad ka arki doontaan muuqaalka video ah. Dhacdadan oo ka dhacday,  Kruger National Park,  ayaa waxaa wadada marayey dad usoo dalxiis tegay ,Kruger National Park, si  ay u daawadaan ugaadha iyo xayawaanada kale ee ku nool Kruger National Park, iyagoo la socoda baabuurtii ay wateen. Waxa mid ka mid ah baabuurta ku jirta oo la socodtay, Samantha Pittendrigh, 20, jir ah, oo nasiibku siiyey in ay ka duubto dhacdadan oo ay tidh “waa mid aanan ilaawi karin dhacdadan, una mayln maayo, in ay tanoo kale dib ii soo mari doonto noloshayda”. Sida aad muuqaalka video ku arki doontaan, Waa 2 Harima-cade oo gaajo dubatay, ayaa is yidhi xageed maanta u qado doonataan, waxa ay arkeen ugaadhan (Biciid) badan oo meel aan ka fogayn jooga , kadibna  waxaa dhacday in ay  2 dii Harima-cade ee gaajoonayey,  ugaadhsadaan, oo ay daba dhigtaan (eryadaan) biciidkii naf la caarida.

“”Nafi orod bay kugu aamintaa””

Biciidkii oo naftiisii la cararaya oo is leh yaanay qado kaa dhigan 2 dan Harima-Cade ee gaajoonaya, ayaa gaadhi ay daaqadiisu furnayd dalaq yidhi, sidaana Ilaahay kagaga badbaadiyey Harima-cadihii eryanayey. ee noloshiisu u dhaxaysay nolol iyo dhimasho, Life or death. Dhacdada muuqaalkan (video) oo  nus miljan goor laga daawaday You Tube-ka

Halkan hoose ka daawo muuqaalka video!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Cadnaan Cabdiraxmaan

©Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: