Daawo video-gan ninkan carabkee cigaalka ku garaacaya miskiin yar oo Hindi ah

Qisadan foosha xun oo ka dhacday dalka isu-taga carabta ee Dubai, shacab-weynaha adduunku ayaa aad iyo aad  uga xanaaqay  sida xun ee uu ninkani carabki  tacadidka ku samaynay miskiinkan  yar ee hindiga ah. Waa carab dhergay. Waxaa la xidhay ninkii hindiga ahaa ee filimka meel walba ka riday. Tani waxa ay ku tusaysaa dadka carabta ee dhergay  sida ay dadka ajnabiga ah ee u shaqeeya ay ugu tuntaan xuquuqdooda, iyagoo mar walbana ku haya tacadid weyn oo keena xataa dhimasho.

Daawo video-gan!!!!!!!!!!!!!!!

©Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: