Daawo video muuqaal ah waraysi/dood oo TV Universal la yeeshay Prof Axmed Ismaaciil Samatar

Faallo yar!!!!!!!!!!!!

Si aad ka arki doontaan waraysigan,  waxa aad ka dareemi doontaan, wariyaha ka qaaday waraysiga Axmed Ismaaciil Samatar, in aanu ahayn, wariye  rasmi ah (professionell journalist)  ama, marka aad eegto wariyenimadiisa.

Sideedaba wariyenimadu waa mid uun,  in aad aqoonteeda iyo xirfadeedda leedahay ama talent (Hibo Ilaahay qofka u siiyey) in aad tahay. Wariye Zekeriye Aden, labadaba midna ma hayo. Suáalihiisa iyo doodiisu maaha qaar aan odhan karo  tayo ayey leeyihiin, ama way tayeysan yihiin, waraysiga iyo doodiisu waa  tayo hooseysaan (Low quality). Waraysiga iyo habka uu  u waydiinayo suáalaha prof  Axmed I.  Samatar,   ayaad ka dareemaysaa bilawga/hordhaca waraysiga, waxaad kaloo ka dareemaysaa, in aanu wariyenimada u lahayn aqoon xirfanimo ama hibo. Bal u fiirso akhristaw oo isku bar-bar dhig, waraysiga Zakariye Aden iyo waraysigan uu wariye,  Ducaale (HCTV) ka qaaday,  prof Axmed Ismaaciil Samatar, intii uu joogay,  Hargeysa, Somaliland.

Somaliland1991

Cadnaan C/raxmaan

Somaliland@gmail.com

Somaliland: Weriye Ducaale & Barmaanjika Xasuus Reeb Wareysi Prof Axmed Ismaaciil Samatar.

©Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: