daawo muuqaal video + sawirro Ciidamada booliska gurmadka deg dega ee Somaliland garaac 999

 

DSC00056

Somaliland oo Yeelatay Booliska Gurmadka Degdegga

halkan ka dhegays Voa Somali oo amuurtan ka waramaysa!!!!!!!!
Qiyaasta qoraalka

23.07.2013

Magaalooyinka Somaliland waxaa muddooyinkan u dambeeyey si aada ugu soo badanayey dhalinyaro kooxo u abaabulan oo geysanaya falal dhac iyo kufsi isugu jira hase ahaatee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland ayaa  markii ugu horraysay maanta hawlgelisay Ciidan Cusub oo ku qalabsan gaadiid isgaadhsiini ku rakiban tahay, oo ka jawaaba baahiyada deg degga ah ee dhinaca amaanka.

haddaba warbixin uu magaalada Hargeisa nooga soo diray weriyaheenna  Ismaaciil Xuseen Farjar halka hoose ka dhageyso.

Xigasho: VOA

DSC00056DSC00048

DSC00052

DSC00057

DSC00049

DSC00062

DSC00060

DSC00059

DSC00058

 

DSC00055

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: