Amiirada dalka Sacuudi Arabiya. HH PRINCESS AMEERAH AL-TAWEEL

Amiirada, oo magaceeda la yidhaado amiira. oo 28 jir ah, waxaa qaba nin ka torsan qoyska boqortooyada sacuudiga, oo la yidhaahdo, amiir, prince Al- Waleed Bin Talal bin Sacuud. Amiira Al- Waleed waxa uu ka mid yahay dad faro ku tiriska ee adduunyada ugu maalqabeensan, taajirsan. Bal haddaba nala daawada Amiirad, Amiira Al- Taweel. oo waraysiyo badan laga qaaday.

©Somaliland1991