Daawo sawirada madaxweynaha Somaliland oo meeqaan sare uu ku soo dahweeyey raysalwasaaraha dalka Turkiga Tayib Erdogan

Ra?isal Wasaaraha Turkiga Oo Meeqaam Sare Ku Qaabilay Madaxweynaha Somaliland iyo Waftigii Wehelinayay + Sawiro


(Hadhwanaagnews) Wednesday, October 02, 2013
Halkan ka daawo warkaas iyo sawiradiisa oo dhamastiran

Raysalwasaaraha wadankan turkiga ayaa si meeqaamkeedu sareeyo xafiiskiisa ugu qaabilay waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayay m-waynaha sland md ahmed maxamed maxamed siilaayo oo martiqaad ka healay

523530_525238164218039_147939771_n

photo

photo

photophoto

photo

photo

photo

photo

photo

kulankan oo ahaa mid sacado qaatay ayaa m-waynaha sland kula garnaqsaday in qarankan sland uu yahay mid madaxbanaan oo beesha caalamka uga fadhiya ictiraaf-buuxo iyo kaalmooyin dhaqaale.

md ahmed silaanyo ayaa u sheegay

raysalwasaaraha in ay ilgaar ah ku eegaan jamuuriyada sland waxaana uu kala hadlay sidii turkigu kaalin muhiim ah uga ciyaarilahaa waddooyinka isaga kala goosha qaar ka mid ah gobolada sland waxana uu balanqaaday raysalwasaaraha turkigu in oo booqasho ku imandoono sland safaaradna ka furandoonanan iyo arimo kale.

Hadhwanaagnews/Office

Hargeysa/Somaliland

Xigasho: Hadhwanaagnews

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: