17 Oktoober 2013 maalintii mujaahidiinta SNM (Muuqaal dagaala video 1989)

Maalinta 17 Oktober waa maalin dib loo xasuusto mujaahidiintii dalka Somaliland xorreysay ee SNM. SNM oo baal dahab ka gashay taariikhda Somaliland. SNM waa taariikhdii Somaliland.

Bal nala daawada muuqaalkas video 1989. Waa muuqaal taariikhiya runtii. Xukumadda Somaliland waxaa la habboon in ay samayso goob lagu uruuriyo taariikhdii iyo halgankii dibu-ula soo noqoshada xorriyadda Somaliland. Si jiilasha danbe ee mustaqbalka ay u ogaadaan dhibtiii iyo halgankii loo soo maray Somaliland.

©Somaliland1991

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: