Daawo filim murugo leh Waa Sooraan iyo jawaan aafada ay leedahay Tahriibku

Qaybtii 1 aad

Sahra Halgan “TAHRIIB”

Iyo faaladii ay dadku ka bixiyeen

badidoodu qaataan.

Tani qosol ka dheere waa dedaal loogu jiro cidhibtirka tahriibka, si wanaagsana way u meteleen runtii. Dhalinyarooy maqla waanada intaas xukuumada iyo waxgaradka wadanku idinku akhrinayaan, yurub ninkii doonaya inuu si dhaba wax uga ogaadaw ehelkaaga jooga waydii waxay ka qabtaan? 90% waa bilaa camal, waxaana lasiiyaa xoogaa ay raashin ku cunaan oo hiif loogu daro, intaana badideeda idinkaanu idiin soo dirnaa, ma jiro ruuxaan kuseexan inuu soo noqdo midaan nolosha rajo kalahayn mooyee.
Qaybtii 2aad

©Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: