Faallo: Wufuuda caalamiga ah ee Somaliland ku soo qulqulaysa International delegation coming to Somaliland

Waxaa bilihii u danbeeyey Somaliland aad ugu soo qul-qulayey wufuud badan oo caalamiya, kana kala socodta dalal badan oo adduunka ka mida. wufuudaas oo booqashooyin ku yimid, dalka Somaliland, caasimaddiisa, Hargeysa. Wufuudan oo markii ay Somaliland yimaadeen si heer sare ah loogu soo dhaweeyey muddooyinkii ay joogeen.

Waxayna intii ay joogeen la kulmeen madaxda sar-sare ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu ugu horreeyo, madaxweynaha qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

Booqashooyinkan oo ahaa qaar taariikhiya, shacabka Somaliland ay aad ugu diirsadeen gudo iyo dibed-ba. Arrintani waxa ay sii xoojinaysaa oo kor  u qaadaysaa sumcadaa ay Somaliland ku leedahay caalamka. In la iman karo dal dimuqraadiya oo xor ah, nadab iyo degenaansho ka jirto. Waa Waxa Ilaahay loogu mahad noqo.

Bal haddaba aynu guddo galno wufuudaas caalamiga ah ee Somaliland, arrimihii ay u yimaadeen iyo wixii laga wada hadlay .

Bal aynu ku  horaysiino, Waxaa dalka Somaliland bishii Ogos dalka soo gaadhay Safiirka dawlada Holland u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Mr. Joust Strangers iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayay ayaa maanta madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) kulan kula yeeshay xarunta madaxtooyada.

IMG_1030

Qodobadii laga wada hadlay waxaa ka md ahaa

  • Wax wada qabsi dhex mara labada dal
  • Mucaawinimada
  • Maalgelin lagu sameeyo Somaliland
  • Horumar (devolopment)
  • ScholarshipIMG_1045

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: