Aljazeera oo qayb cusub ka furatay dalka Maraykanka Al Jazeera America

Al Jazeera expands into the US

Al jazeera media networks ama janalka caanka ee aad wada taqaanaan ee Al Jazeera, ayaa bishii Ogos ee sannadkan, 2013 bilawday  in ay  cable tv yada Maraykanka laga daawado, karkii ay Al jazeera iibsatay cable tv uu lahaa, Current Tv, madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Maraykanka, Al Gore. Sida warar lagu kalsoon yahay sheegayaan ayaa tibaaxay, in ay boqortooyda dalka Qatar, ku iibsatay tv .gan Current Tv, maal lacaga oo gaadhaysa 500 milyan oo doolar. Waa lacag qayral caadiya, oo aad iyo aad u badan. Al Jazeera oo in badan ku taamaysay in ay mar uun soo gasho suuqa cable tv.yada dalka Maraykanka. dhawr goor ay isku dayday in ay soo gasho, hase yeeshee uma ay suurtoobin. Iyadoo wakhtigii uu talada dalkaas hayey madaxweyne Bush, ayaa maamulkiisu ku xidhiidhiyey in ay Al Jazeera u shaqayso cadawga dalka Maraykanka.

Haddaba tv  Current Tv oo la daala dhacaya dhaqaale xun oo  soo food saartay, oo ay daawadan dad lagu qiyaasay tiradooda ama uu gaadho  Current Tv 50-60 miljan oo qof. Al Jazeera fursadan qaaliga ah iyadoo ka faa´ideysanaysa, ayey iibsatay Tv gii madaxweyne ku xigeenkii hore  ee dalka Maraykanka, Al Gore. si ay suuqa cable tv u fududeeyo si ay ku soo gasho.

Al Jazeera waxaa la asaasay sannadku markuu ahaa 1996 oo dalalka carabta  si weyn caan uga noqday oo ilaa immika ay daawadaan ama uu gaadho qaybta af carabiga in ka badan 200 miljan. Al Jazeera english oo iyana xadhiga laga jaray sannadku markuu ahaa 2006. waxaana daawada  dad gaadhaya boqol malyan iyo  in ka badan.  Al jazeera oo is balaadhinaysa, (Al Jazeera expands into the US) ayaa immika janaaladeeda kala duwan waxaa  ka baxa Al Jazeera arabic, English, Sports, Children, Turk,  Balcan, decomentary. iwm.  Tirada shaqaalaha ka hawl gala Al-Jazeera waa 4000

Markii ay  soo shaac baxaday in Al Jazeera suuqa cable tv soo gashay iyo fal celintii ay ka bixiyeen tv.yada dalka Maraykanka . Halkan hoose ka daawo.

©Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: