Meher la isku arkay agaasimaha tv HCTV Somaliland Hambalyo Maxamed Ilig Iyo Marwadiisa Hoodo

©Somaliland1991

Somaliland1991, demanding Free Al Jazeera journalists freeajstaff

Somaliland1991, demanding Free Al jazeera Journalists

Somaliland Genocide 1988 (mass-graves) Genocide Experts Find Third Mass-Grave In Hargeysa Somaliland

SOMALILAND_GENOCIDE SOMALILAND_GENOCIDE

 

Genocide Experts Find Third Mass-Grave In Hargeysa

Hargeysa, Somaliland, February 22, 2014 (SL Times) – International experts who are investigating the genocide that was inflicted on Somalilanders in the nineteen eighties by Siyad Barre’s military regime have identified a third mass-grave in Hargeysa. The mass-grave contained six bodies.
Dr Franco Moro who is leading the team of experts said the bodies were found facing north and they wore their regular clothes, and the marks of the tractor’s teeth could be seen.
The new findings are expected to provide Somaliland’s committee for investigating genocide with further evidence on the scale of the genocide that took place in Somaliland.

Source: Somaliland Times

Human remains are revealed in a grave site in the Somaliland capital of Hargeysa. An excavation in Hargeysa, Somaliland, by International students from a Peruvian based forensic anthropology team known as Equipo Peruano de Antropologia Forense (EPAF) who have arrived in the country to exhume some of the estimated 50,000 to 60,000 people killed between 1988 and 1991 by the former dictator of Somalia, Mohamed Siyad Barre. According to the Somaliland War Crimes Investigation Committee (WCIC) the massacre happened after a tribe known as the Isaaq began an uprising against Barre’s regime. He responded by ordering the execution of all members of this clan. Men, women and children were taken to killing sites by the army and shot. The bodies were dumped across the city and buried with bulldozers.

Field School: Somaliland epaf

Halkan ka daawo warkii tv.ga qaranka oo ku baxaya afka carabiga

Somaliland1991

Daawo filimkii Sooraan iyo Jawaan SOORAAN IYO JAWAAN FILM CUSUB ILAAHAY UMADIISA U AMAAN GELIYA Qaybti 3aad 2014 HD

SOORAAN IYO JAWAAN FILM CUSUB ILAAHAY UMADIISA U AMAAN GELIYA Qaybti 3aad 2014 HD

 

Somaliland1991

Daawo waraysi Abwaan Muuse Dalmar ka magaalada Stockhom 6 oktober 2013 kaga qaaday Halyeeyada Somaliland Sahra Halgan

Waraysi uu Abwaan,  Muuse Dalmar ka qaaday, halyeeyada weyn ee Somaliland, Sahra Halgan.

Qaybtii 1aad

Qaybtii 2 aad

©Somaliland1991

Barnaamij aad iyo aad u qiimo iyo qaayo badan Hargeisa iyo Xusuustii Dhagaxtuurka 20 feb 1982

Somaliland1991

Wasiirka arrimaha dibedda Maxamed Biixi Yoonis ahn guddoomiyaha turxaan-bixinta xisbiga Kulmiye

Somaliland1991

Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland md Maxamed Biixi Yoonis dalka ku soo noqday

Madaxweynaha Somaliland oo maanta xadhiga ka jaray dhisme cusub oo loo dhisay wasaarada dhallinyarada iyo ciyaaraha

 

 

IMG_0186

IMG_0177

IMG_0217

IMG_0176

IMG_0166IMG_0202

IMG_0240

IMG_0237

IMG_0233

IMG_0210

IMG_0170

IMG_0171IMG_0180

IMG_0257

IMG_0262

IMG_0242IMG_0185IMG_0193

IMG_0078

IMG_0082

IMG_0071

IMG_0063

IMG_0068

IMG_0067

 

 

 

.

©Somaliland1991

7News : Woman shot in the face to get surgery (Edna adan Hospital)

A young Somalilander woman who was shot in the face as an infant is about to get a new life thanks to Brisbane doctors. Lexy Hamilton-Smith reports.

Siyad Barre,  the former president,  dictator of Somalia, his security forces  shot her face during Somaliland genoice in 1988.

©Somaliland1991

Sawiro/muuqaalo taariikhiya waa astaan fiican golaha gurtida Somaliland oo soo af jartay khilaafkii golaha wakiilada Somaliland

Waxaana lagu heshiiyey 3 qodob.

1. In Saddexda Gudoomiye la isugu keeno 42 Cod.

2. In iyaga oo shaqadooda gaba-maahee in aanay meesha iman wax mooshin ah oo lagu ridaayo sadexdooda midna.

3. In Goluhu fasax ahaado inta ka dhiman fasixii ay ku jireen ee la isla qaatay

IMG_0006

IMG_0013IMG_0007

IMG_0011

IMG_0012

IMG_0021

IMG_0026

IMG_0030

CNN International oo waraystay wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland Maxamed Biixi Yoonis

Publicerad den 17 feb 2014

CNNi talks to Somaliland Foreign Minister Mohamed Yonis about why the world doesn’t recognize the African country.

Somaliland1991

Halkan ka daawo filimkii ugu qosolka badnayd ee ay matalaan Sooraan iyo Jawaan

Markii aan daawaday filimkan  firixdaa iga dhamaatay, waan fadhiyoo qosol baan dhulka la  raftay. Indhihii baa i casaaday sidaanu qoslayey…………………..

Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Waxaan filayaa marka aad daawataan in aad aad ugu heli doontaan.

Sooraan waa matalaa weyn , halkaa ka hay.

©Somaliland1991

Ethiopian Airlines Flight ET 702 HIJACKED In Geneva

Ethiopian Airlines Flight ET 702 HIJACKED Forced To Land In Geneva

 

©Somaliland1991

Halkan ka daawo magaalo markab ah oo bada dul sabaynaysa (City at Sea) Freedom shib International

Talow sheekadani ma dhabaa mise waa riyo?

City at Sea

https://i0.wp.com/freedomship.com/wp-content/uploads/2014/02/main3.jpg

City at Sea

“Community on the Sea.”

Sida aynu wada ogsoonahay, waxa maalinba maalinta ka danbeysa, adduunyada ku soo kordhaysa sheeko cusub oo aan horre loo arkin. Sheekadani imminka adduunyada ku cusubi waxa weeyi in la sameeyo  magaalo markab ka samaysan oo badaha dunnida ku dul wareegaysa. Tirada cadadka magaaladdan marka ku dull nooli waxa ay gaadhayaan 50 ooo oo qof.

Magaaladan markabka ah,  waxa qofka ku nooli ka helayaa aasaaskii nolosha ee  uu magaalo ka helayey.

Guryo lagu noolaado, Biyo nadiifa, laydh, tukaano cunto, rayslayaal, goobo caafimaad, iskuulo,, xafiisyo iyo garoonkii diyaaradduhu ka ka-ca-yeen, garoomadii ciyaaraha, suuq weyn iwm.

Kharashka ku baxaya markabkan magaaladda dul sabaynaysa badda ayaa waxaa ku baxaysa maal gaadhaya balaayiin doolar

Bal haddaba Somaliland1991, waxa ay maanta idiin soo bandhigaysaa muuqaalkan cajiibka ah.

Sidaa iyo daawasho wacan

Somaliland1991

Somaliland and Universal TV: Was It Just a Harmless Comedy Sketch?

 

Somaliland and Universal TV: Was It Just a Harmless Comedy Sketch?


by Robleh Mohamud Lafcanbe
Saturday, February 15, 2014

Recently, Universal TV aired a comedy sketch of President Silanyo in a show titled “Faaliyaha Qaranka”. Subsequently, the Minister of Information of Somaliland held a press conference condemning Universal’s actions and revoked their operating license in Somaliland.

Universal TV and journalism organizations have claimed that the clip was merely a joke and should not be taken seriously and have criticized the government’s stance. On the other hand, the people of Somaliland feel that this was a direct insult towards the President and the country as a whole.

Which argument seems reasonable and was it just a harmless comedy sketch as they claim?

Clearly, the sketch of President Silanyo was below the belt and more than just a harmless comedy sketch. The clip tried to portray the President as an ineffective aging leader who cannot run his government. Universal TV disrespected President Silanyo as a democratically elected leader and as a Somali Elder.

Universal and journalism organizations claim that this type of journalism takes place often in the western world and should be accepted. Indeed it is accepted, but one must understand that Western culture and Somali culture are completely different. To argue such point would also mean that they are also welcoming of many acts of the western world that go against the cultural and religious beliefs of Somali people. There are many things that are a part of Western culture – that I don’t have to name – that go against the cultural and religious beliefs of Somali’s. If its disrespectful comedy sketches today, then we will eventually see lies/scandals and damaging stories that are inflicted upon Somali leaders.

The clip also underlyingly displayed Somaliland as a federal state of Somalia. Ahmed Madobe of Jubaland and Abdirahman Faroole of Puntland were similarly made fun of on different occasions while the President of Somalia has yet to appear on the program.  Why did the Mogadishu-based Universal TV poke fun at President Silanyo before their own President? Clearly it seems that they view Somaliland and its political system equal to that of Jubaland State and Puntland State. That itself is another reason why Universal deserves its ban as they disrespected the views and beliefs of the Somaliland people – 23 years as an independent nation.

I strongly believe that every media organization has the right to run independently and for journalists to feel safe and practice their profession freely. But I don’t agree with journalists and media organizations that practice unethical journalism and partiality.

Local Somaliland TV stations such as Horn Cable TV have never directed any shots towards the leaders of Somalia – what gives a TV Station from Somalia the right to poke fun at Somaliland and then expect to operate within its boundaries?

I was born and raised in the western world and what I saw from that clip, clearly goes against Somali values and is not something that should be condoned in Somali politics, specifically in Somaliland.

As for the CPJ (Committee to Protect Journalists) and other journalism organizations such as NUSOJ (National Union of Somali Journalists), instead of blindly defending these journalists, they should train their members on how to be professional and ethical journalists. CPJ and NUSOJ only appear when a journalist is in trouble but do nothing to prevent their journalists from putting themselves in these situations.

Universal TV has opened Pandora’s Box and their cries of oppression and injustice hold no basis. The ban against the TV Station was the result of their bad judgement and unethical practices. I strongly believe that the stance of the Government of Somaliland is appropriate and just. Universal TV should swiftly retract their stance on this issue and hold responsibility for their actions if they want to repair their image with the people and Government of Somaliland.


The author of this article can be reached at robleh.m@gmail.com or on Twitter @RM_Laf

 ©Somaliland1991

Sawirro Maxaabista ku jirta jeel dhexe ee Hargeysa oo baranaya xirfado kala duwan

 

 

https://i1.wp.com/waaheen.com/wp-content/uploads/2014/02/71.jpg

https://i0.wp.com/waaheen.com/wp-content/uploads/2014/02/18.jpg

https://i0.wp.com/waaheen.com/wp-content/uploads/2014/02/33.jpg

https://i2.wp.com/waaheen.com/wp-content/uploads/2014/02/61.jpg

 

©Somaliland1991

Sawiro Sarkaal ka socda Ururka midawga Yurub EU oo soo booqday dhismaha wadada isku xidha Hargeysa iyo Berbera

https://thumbp19-ne1.mail.yahoo.com/tn?sid=18014403694385166&mid=AOlUimIAAB2TUvt3ifC9wGeBlAI&midoffset=2_0_0_1_1218213&partid=2&f=1226&fid=Inbox&w=3000&h=3000

 

©Somaliland1991