Halkan ka daawo magaalo markab ah oo bada dul sabaynaysa (City at Sea) Freedom shib International

Talow sheekadani ma dhabaa mise waa riyo?

City at Sea

https://i2.wp.com/freedomship.com/wp-content/uploads/2014/02/main3.jpg

City at Sea

“Community on the Sea.”

Sida aynu wada ogsoonahay, waxa maalinba maalinta ka danbeysa, adduunyada ku soo kordhaysa sheeko cusub oo aan horre loo arkin. Sheekadani imminka adduunyada ku cusubi waxa weeyi in la sameeyo  magaalo markab ka samaysan oo badaha dunnida ku dul wareegaysa. Tirada cadadka magaaladdan marka ku dull nooli waxa ay gaadhayaan 50 ooo oo qof.

Magaaladan markabka ah,  waxa qofka ku nooli ka helayaa aasaaskii nolosha ee  uu magaalo ka helayey.

Guryo lagu noolaado, Biyo nadiifa, laydh, tukaano cunto, rayslayaal, goobo caafimaad, iskuulo,, xafiisyo iyo garoonkii diyaaradduhu ka ka-ca-yeen, garoomadii ciyaaraha, suuq weyn iwm.

Kharashka ku baxaya markabkan magaaladda dul sabaynaysa badda ayaa waxaa ku baxaysa maal gaadhaya balaayiin doolar

Bal haddaba Somaliland1991, waxa ay maanta idiin soo bandhigaysaa muuqaalkan cajiibka ah.

Sidaa iyo daawasho wacan

Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: