s

ss

Daawo Sawiro Iyo Warbixin Ku Saabsan Kulankii Balaadhnaa Ee Golaha Degaanka Shaffield UK Ku-Ictirafeen Somaliland.

(Hadhwanaagnews) Thursday, April 03, 2014 20:25:13
Shirka wax ka soo qayb galay madax badan oo heer qaran ah sida Xildhibaano iyo Wasiiro iyo Safiiro. Waxa furitaankii shirkaba Lord Mayor ka Magaalada Sheffield oo shirka hogaaminaysay magacawday oo si gaar ah u sheegtay

Shalay oo ay taariikhdu ahayd 02/04/2014 waxa magaalada Sheffield ka dhacay arin taariikhi ah oo ku saabsan qadiyada citiraaf raadinta Somaliland. Council ka magaalada Sheffield ayaa pass gareeyay motion ay ku taageerayaan citiraafka Somaliland.

Shirka wax ka soo qayb galay madax badan oo heer qaran ah sida Xildhibaano iyo Wasiiro iyo Safiiro. Waxa furitaankii shirkaba Lord Mayor ka Magaalada Sheffield oo shirka hogaaminaysay magacawday oo si gaar ah u sheegtay oo u  soo dhawaysay xildhibaanada Ka socday Golaha Baarlamaaka Somaliland. Waxa kaloo magaalooyinka kale ee UK ka yimi dad badan oo reer Somaliland ah oo aad u qiimaynayay inay goob jog ka ahaadaan maalinta qaaliga ah.

– See more at: http://hadhwanaag.com/detail.aspx?id=127289#sthash.hyWQTvFT.dpuf

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: