Daawo muuqaalkan naxdinta leh Baabuur daad qaaday

Baltimore Landslide [Baltimore Landslide Swallows Line of Cars]

Magaalada Bolitmore , oo ku taala dalka Maraykanka, ayaa roobab xoog badani ka da ´een, taasoo keentay in dad badani wax ku noqdeen.

Bal haddaba daawada muuqaalkan, roobabkii badnaa ee magaaladaas ka da ayey oo ciidii dhulka jilciyey, biyihii roobka ayaa waxa ay sameeyeen, ilaalad, wado biyuhu maraan, waxa dhacday baabuur baarkin garaysan, in ay dhamaantood hoos u degaan, oo daadkii sidaa ku wada qaaday.

Nasiib wanaag, cidna waxba ku noqon, masiibadaas. lamana soo sheegin wax dhaawac ah iyo wax dhimasho ah

ka

©Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: