Halkan ka daawo shacabka ku dhaqan magaalada Caabud-waaq ee dalka Somalia oo 18 may 2014 laga dabaaldegay

Arrin cajiiba ayaa ka dhacday, dalka aynu jaarka nahay ee Somalia, magaaladda Caabud-Waaq, waa markii ugu horreysay ee 18 may laga dabaal dego, dhul ka mida dalka aynu jaarka nahay ee Somalia. Arrintani , waxa ay ku soo beegmaysaa, wakhti ay caasimadda Somaliland, ay salaadiin ka socodta dalka aynu jaarka nahay ee Somalia, ay habeenkii 18 may , xafladdii 18 may 2014 ee lagu qabtay qasriga madaxtooyadda Somaliland,

kaga dhawaaqeen salaadiintaasi in ay Somaliland ictiraafeen.

Ā©Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: