Golaha Guurtida oo go’aamo soo saaray 7 June, 2014, 17:33 GMT 20:33 BBC Somali

Golaha Guurtida oo go’aamo soo saaray

 7 June, 2014, 17:33 GMT 20:33 SGA
Halkan hoose ka dhegayso goáankan taarikhiga ah!!!!!

Kulanka go’aamada laga akhriyay ayaa ka dhacay xarunta madaxtooyada Somaliland

Golaha Guurtida Somaliland ayaa go’aamo ka soo saaray khilaafkii xisbiga Kulmiye ee Somaliland labada garab u kala qaybiyay. Labada dhinacba waa ay aqbaleen go’aamada Guurtida oo ay ugu muhiimsanaayeen in cid walba ay isu sharrixi karto madaxtinimada.

Waxaa kale oo ay go’aamiyeen Guurtidu in wixii maxaabiis ah ee lagu xiray intii uu socday khilaafka in la sii daayo.

Madaxweyne Axmed Siilaanyo wuxuu ku dhawaaqay inuu aqbalay go’aamada guurtida, Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi isna wuxuu yiri: waan aqbalay go’aamada guurtida inkastoo la igu jiifsaday.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Caciid Cige ayaa goob joog ahaa munaasabadaasi oo nooga soo diray warbixintan.

 

©Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: