Taariikh kooban oo ka hadlaysa Biriijka Hargeysa

Tariikh kooban.
Taakiihdu markay aheyd 1967 ayaa Suldaan Rashid Suldan Abdilaahi oo ahaa xildhibaan baarlamaanka somaliya ee dowladii “Abdirashid Ali Sharmaake” waxa uu safar shaqo ku tagay dalka faransiiska, waxa uu masuuliyintii dalka faransiisk u gudbiyey caqabada biriij la’aanta hargeisa taas oo uu tilmaamay in marka “Dooxa” hargeisa soo rogmado in aan labada daamood ay kala go’aan caqbad weynina ay ku timaado isu socodka gaadiidka iyo dadka.

Untitled

Dawlada faransiisku waxay aqbashay in ay ka jawaabto cabashadii xildhibaanka, waxaanay balan qaaday in ay dhisto biriijka hargeisa. Qandaraaska dhismaha waxaa ku guuleystay shirkad talyaani ah oo fulisay dhimishiisa 1968, waxaana dhagax dhigay Suldan Rashid Suldaan Abdilaahi iyo raysalwasaare Maxa’ed X. Ibraahim Cigal

ilaa xiligaas oo laga joogo 46 sanno, waxaa dayactir muuqda mar ku sameeye maayar “Cawl Cilmi Abdle” in tii kadanbaysay cid hagaajin iyo dayactir uu helay midna ma jirto, xaalada hadda uu biriijku ku sugan yahay waa halis aan la daawan karin,

Untitled

Qore: Garaad Mahad Max’ed Abdi

Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: