Daawo qasriga cusub ee loo dhisay madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan

madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan

cusub ee loo dhisay madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan oo horaantii bishii Ogos 2014, ku guulaystay madaxtinimada dalka Turkiga. Erdogan ayaa taariikhda ku galay, in uu noqdo madaxweynihii ugu horreeyey ee shacabka dalka Turkigu si toosa u soo doortaan. Madaxweynihii isaga ka horreeyey, ee Abdula Gûl,waxaa soo doortay  xildhibaanada aqalka wakiilada ee Turkiga. Qasrigan cusub ee loo dhisay madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa waxaa ku baxay aduun dhan 350 miljan oo dollar. Waxaana qasrigan laga dhisay caasimadda dalka Turkiga ee Ankara. Furitaanka qasrigan oo lagu soo beegay maalintii aasaaskii dalka Turkiga casriga, oo ahayd 1923 . maalintii uu hogaamiyihii, Mustafa Kemal Ataturk grundade 1923. aasaasay Turkiga casriga oo gudhig uga dhigay dalkiisa in uu noqdo dal culmaani ah.

Waxa Qasrigu ku fadhiyaa baaxad dhan,ama  uu isku wareeg dhan yahay 200 000 mitir isku weer. Waxanu ka kooban yahay 1000 qol.

Qasriga madaxtooyada dalka Turkiga ayaa waxaa laga dheena kaaraa xadeerada dalka Turkiga, iyo xadaaradda ay u leeyihiin xaga dhisida dhismayaal qurux leh, waxaa kale oo dhisamahani iftiiminayaa awoodii dalka Turkigu uu mar dunnida ku lahaa oo dib u soo noqonaysa.

Dalka Turkiga ayaa 12 sanno ee danbeeyey, uu xukunka  hayey, madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, waxa uu gaadhsiiyey heer aad u sareeya dalka Turkiga, hadday noqoto xaga, siyaasadda adduunka, dhaqaalaha, ganacsiga, difaaca, waxbarashada iyo caafimaadka.

Turkigu waxa uu xubin ka yahay , gaashaan buurta Nato, waana dalka ugu awooda badan xaga ciidamadda Nato. 48 000 kun oo ciidan ayaakaga jira Turkiga Nato.

President Erdogan welcomes guests to the ceremony which marks the foundation of modern Turkey in 1923 out of the ruins of the Ottoman Empire.

Ny palatset, drygt en vecka före invigningen.

Qasriga cusub ee loo dhisay madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan oo horaantii bishii Ogos 2014, ku guulaystay madaxtinimada dalka Turkiga. Erdogan ayaa taariikhda ku galay, in uu noqdo madaxweynihii ugu horreeyey ee shacabka dalka Turkigu si toosa u soo doortaan. Madaxweynihii isaga ka horreeyey, ee Abdula Gûl,waxaa soo doortay  xildhibaanada aqalka wakiilada ee Turkiga. Qasrigan cusub ee loo dhisay madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa waxaa ku baxay aduun dhan 350 miljan oo dollar. Waxaana qasrigan laga dhisay caasimadda dalka Turkiga ee Ankara. Furitaanka qasrigan oo lagu soo beegay maalintii aasaaskii dalka Turkiga casriga, oo ahayd 1923 . maalintii uu hogaamiyihii, Mustafa Kemal Ataturk grundade 1923. aasaasay Turkiga casriga oo gudhig uga dhigay dalkiisa in uu noqdo dal culmaani ah.

Waxa uu isku wareeg dahn yahay 200 000 mitir isku weer. Waxanu ka kooban yahay 1000 qol.

Turkish Presidential residence to change after 91 years.

Turkish president Erdogan unveils his new palace of a thousand rooms

The complex, located in the Bestepe (Five Hills) area, has become known as the Ak Saray - the White Palace.

 madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan

Ny palatset, drygt en vecka före invigningen.

S. Cadnaan Xaaji Ismaaciil

Somaliland1991

Xukumadda dalka Sweden oo ictiraaftay Falastiin

Bidix: Raysal wasaarha cusub ee Sweden, Stefan Löven io madaxweynaha Falastiin, Abu Cabas

Xukumadda cusub ee dalka Sweden, ayaa maanta ku dhawaaqday in ay si rasmi ah u ictiraaftay Falastiin. 30 Oktober 2014, maalin khamiisa.

Waa dalka kaliya  ee reer Yurubta galbeed ee ictiraafta. Waxa hore u ictrtiraafay 135 dal oo dnunnida ka mida.

Arrintani kama ay farxin xukumadda dalka Israel, waxaana ay sababtay in dalka Israel, soo ceshato, safiirkeedii Sweden u fadhiyey, sida uu qoray joornaalka caanka ah ee ka soo baxa Israel ee Haaretz

Somaliland1991

Bill Gate oo Somaliland ku amaanay habka isku dirida ama xawilaadda lacagaha ee Zaad-ka Telesom ka samaysay Somaliland Microsoft Founder, Bill Gates Praise Telesom for Its Mobile Money Banking and Transfer Service

Waa markii ugu horreysay, ee nin maalqabeen ah ama ah dadka dunnida ugu caansan uu khudbadiisa ku soo daro Somaliland. Runtii waa farxad weyn, waana guul weyn oo u soo hoyatay guudahaan Somaliland.

Waxaa muddooyinkii u danbeeyey soo badanayey dadyawga dunnida ku nool ee Somaliland wax ka qora, booqasho ku  imanaya , warar ka soo diraya (warbaahinta kala duwan ee caalamka), xidhiidh siyaasaeed, dhaqaale ama ganacsi la samaynaya Somaliland. Waxaana sii kordhay cilaaqaadka ay Somaliland la leedahay dunnida inteeda  kale. Imika waxa ay arrintu  maraysaa, in  qofka soomaaliga ah  la yidhaahdo , ma Somaliland baad ka timid mise Somalia.

Su´aashan oo ay inta badan  dadka ajnabigu waydiiyaan qofka soomaaliga ah ee dalalkooda kunool.

Halkan ka daawo video-gaas u Bill Gate , maalqabeenka adduunka ugu taajirsan, oo ah nr 1, (Forbes) oo Somaliland ka hadlaya!!

S. Cadnaan X. Ismaaciil

Somaliland1991

Madaxweynaha Somaliland oo xadhiga ka jaray dhismaha cusub ee wasaaradda xanaanada Xoolaha

Somaliland1991

Somaliland’s first female deputy prosecutor (UNDP)

Somaliland’s first female deputy prosecutor

Khadra Hussein Mohammad, somaliland's First Female National Deputy Prosecutor
http://www.undp.org/content/undp/en/home/ourwork/womenempowerment/successstories/somaliland_s-first-female-deputy-prosecutor.html

Khadra Hussein Mohammad, somaliland’s First Female National Deputy Prosecutor. Photo: UNDP in Somalia

Khadra Hussein Mohammad, 28, made history by becoming Somaliland’s first female National Deputy Prosecutor, dealing with a range of cases including theft, gang-related violence, and even terrorism.

“You meet all kinds of people in this job. We see new cases almost every day. It’s good that people are now aware that there are female prosecutors. This will also help reduce the discrimination among women lawyers.”

Highlights

  • Approximately 80% of all Somali judges and prosecutors have completed UNDP certified legal trainings.
  • In 2013, 338 lawyers including 89 women, graduated from Somaliland’s Hargeisa University Law Faculty.
  • There are now 75 women working in the legal sector in Somaliland, compared to only five women in 2008.

Across Somaliland, UNDP is supporting a fundamental shift in legal education and professionalism in the justice sector. Khadra is one participant among many of UNDP’s long-term project, supporting development of an inclusive justice system and encouraging participation of women in the legal profession. The project promotes legal education for women and provides job placement to fill the justice sector with qualified female law students and graduates.

After graduating from the University Of Hargeisa’s Law School, established through UNDP-support in 2008, Khadra joined the Somaliland Lawyers Association. This local organization connected her to an opportunity to join a sponsored legal training.

“UNDP was one of the main factors of my success,” she explains. “They facilitated my learning and offered me an on-job training.”

At the end of the training, Khadra joined the prosecutor’s office as a paralegal for nearly a year, before being appointed Somaliland’s National Deputy Prosecutor.

There are now 75 women working in the legal sector in Somaliland, compared to only five women in 2008. Recently, 32 women have been hired into the public sector as a direct result of a UNDP legal internships programme. They are now serving in the Judiciary, in the civil service, at the Attorney General’s Office and at the Law Reform Commission.

Moreover, in 2013, the number of professionals with formal legal education has increased to 338 lawyers, including 89 women, who graduated from Somaliland’s Hargeisa University Law Faculty.

Most importantly, the number of court cases involving gender-based violence or rape has significantly increased since the beginning of the project, “Victims feel comfortable approaching female lawyers. We can ask them anything and they can feel comfortable with us,” Khadra said.

Source: UNDP

Somaliland1991

Sacadiin Mall Hargeysa

XARUN BALAAdhAN OO GANACSI OO LAGU IIBINAYO DHARKA IYO QALABKA GURYAHA LAGU QURXIYO AYAA HARGEYSA

Somaliland1991

Dhibaatooyinka dooxyada Cabdisalaan Hereri HCTV

Somaliland1991

Barnaamij Gaara Oo Ku Saabsan STYLEka By Nimco Samriye HCTV Muna Kay

Publicerades den 30 aug 2014

Somaliland1991

Barnaamijka Cabdisalaan Hereri iyo carruurta danyarta ah ee bilaa waxbarashada ah

Somaliland1991

shirkii lagaga hadlayay maalgashiga ganacsiga s land londod by m m tiriig

Somaliland1991

The UK and Somaliland rallied businesses to make the most of Somaliland’s rich agricultural and investment opportunities to create a thriving economy and reduce its dependency on aid.

https://i1.wp.com/jamhuuriyamedia.com/wp-content/uploads/2013/10/REBULICANLAST-1.png
Somaliland: Creating a thriving economy and reducing dependency on aid

October 18, 2014 – Written by Ali jaamac

‘The UK Government remains committed to help build a more economically stable and prosperous future for Somaliland’ UK Press Release

UK and Somaliland today co-hosted a business forum to promote trade and investment opportunities in Somaliland.

The UK and Somaliland rallied businesses to make the most of Somaliland’s rich agricultural and investment opportunities to create a thriving economy and reduce its dependency on aid.

Mr. James Duddridge

The call to business was made at a conference, co-hosted in London by both governments, on trade and investment in Somaliland.

The UK delegation was led by the Foreign Office and Department for International Development’s Ministers, James Duddridge and Lynne Featherstone. The Somaliland delegation was led by President Ahmed Mohamed Mahmoud Silanyo.

 

Attendees at today’s conference agreed that whilst the aid relationship will remain important, it will be business and investment that will prove increasingly important in creating jobs, sustainable growth and prosperity in Somaliland.

In Somaliland, where 63 per cent of men and 80 per cent of women between 25 and 34 years of age are unemployed, this need is particularly pressing.

Speaking at the event, Foreign Office Minister James Duddridge said:

The British Government is keen to build partnerships across Africa, and Somaliland is no exception. We want to help harness the power, the optimism and the drive of the people of Somaliland. We want to build on that and create a business environment which attracts inward investment, and which encourages the brightest talent in Somaliland to stay, and those who have left to return.

Department for International Development Minister Lynne Featherstone said:

Ms. Lynne Featherstone

Business will be central to Somaliland’s growth and development. It is already happening – Hargeisa teems with people starting new businesses and shops. It is only through investment, trade and jobs that Somaliland can reduce its dependence on aid and remittances. People want the opportunity to work their own way out of poverty. People want the dignity that comes with a job and being able to provide for their own family. And the people of Somaliland, with all their entrepreneurial potential, are no exception.

The UK Government remains committed to help build a more economically stable and prosperous future for Somaliland. UK aid supports areas such as health, education and strengthening public financial management and governance, and importantly is helping to rebuild crucial infrastructure and create jobs.

But much of Somaliland’s potential remains untapped. The rich agriculture and livestock sectors could produce goods with much higher added value. Businesses can play a vital role in growing these sectors, and others like services and manufacturing, through investment.

The UK and Somaliland have a close and long standing relationship. The UK opened an office in Hargeisa in 2012 and recent months have seen several high level visits in both directions, including by the previous Minister for Africa, Mark Simmonds, who visited in April this year.

Source: Jamhuuriya, The republican

https://i1.wp.com/jamhuuriyamedia.com/wp-content/uploads/2013/10/REBULICANLAST-1.png

Somaliland1991

President Silanyo’s Speech at the UK-Somaliland Investment Conference

President Silanyo’s Speech at the UK-Somaliland Investment Conference

October 18, 2014 – Written by Ali jaamac

The President of the Republic of Somaliland, Ahmed Mohamed Mahmoud Silanyo, who was leading a high powered delegation to the United Kingdom capital London for a business forum; aimed at promoting trade and investment opportunities in the African country. The president has addressed in the conference where he deeply pointed out Somaliland’s potential energy and the investment opportunities in his country.

shirka maalgashiga3

The conference, co-hosted by the two countries, rallies businesses to make the most of Somaliland’s rich agricultural and investment opportunities to create a thriving economy and reduce its dependency on aid.

President Silanyo’s Powerful Speech at the UK-Somaliland Investment Conference is as follows:

 

Excellencies and Ambassadors,

Honourable Ministers,

Distinguished guests,

Ladies and gentleman,

I would like to tell you about a place, a nation in the Horn of Africa, a land the same size of England and Wales combined yet little accurate information is known about it. This place is an oasis of calm in a turbulent region, it has many unique features which few know about, for example, it has benefitted from peace and stability for over twenty-three years; bundles of cash and valuables can be left in the middle of a busy market in its capital without fear of theft; successive peaceful and democratic elections have been held to elect Parliamentarians and Presidents. And this is just the tip of the iceberg.

This land is also full of resources, from mountains of cement to one of the largest shipping ports in the Gulf of Aden connecting the Far East to the Middle East and the West, to having the longest runway in Sub-Sahara Africa. The growth potential of this nation is unprecedented, you will hear about the developing energy sector, from extractives to the abundance of renewable energy resources; you will also hear about the growing financial sector and how through innovation, millions of people including many living in remote areas have access to mobile banking, which is slowing changing the economic landscape and banking sector of the nation; you will also be informed about the rich agricultural sector and the opportunities to diversify the nation’s export potential beyond livestock.

shirka maalgashiga

I have the pleasure of being the President of this nation, my country, Somaliland is at a unique stage in its development, and has arrived at this point through two decades of state-building and peace-building at the hands of constitutional, legitimate and democratically elected governments. My Government took on the mantle of leadership following a fair and free election in 2010 and has since further strengthened government institutions, consolidated peace, and managed to keep terrorism and piracy at bay. These foundations have created an environment where foreign direct investments can be implemented effectively and securely, with long-established Government bodies and experienced private sector groups to drive the process forward.

At the present stage, the Government’s primary commitment is transformational reform in key areas such as public financial management, justice, investment climate and security. We have ambitious plans across all these sectors. I hope that today’s event will provide you with genuine insights into the reality of doing business in Somaliland; its prospects as an investment destination, its current opportunities across a number of sectors and the possibilities afforded in the near future. With dedicated investment in key industry sectors, Somaliland has the potential to not only survive but also thrive despite its precarious location and the instability of its neighbour.

Somaliland takes pride in having embarked on a unique and uncharted course of bottom-up state-building that has far exceeded the expectations of the international community. Spurred forward with the support of our international partners and foreign investors, I believe that Somaliland can be the model of what successful development can look like in the Horn of Africa. We, the interested stakeholders, are at the cusp of fundamentally changing the future course of Somaliland’s development, now is the time to act and I wholeheartedly encourage each and every one of you to give serious consideration to joining Somaliland on its journey towards becoming an alternative regional hub in the Horn of Africa.

This Forum provides the perfect opportunity to showcase to international investors and the World that Somaliland is open for business, it has significant investment potential across a number of sectors and regardless of what happens elsewhere, the prosperity and continued growth of Somaliland can be the legacy left behind by all of us sitting here today. As a testament to how seriously my government views its trade and investment agenda, we are joined here today by my ministers of presidential affairs, water, energy, foreign affairs, agriculture, trade and investment and national planning and development as well as our chamber of commerce, every major investor in-country, dozens of flourishing indigenous businesses and a strong technical support staff to answer your every question and encourage your investment.

I stand before you today to encourage you, the private sector and foreign investors, to reward and empower those people who have committed to the shared values of peaceful coexistence and legitimate politics by visiting Somaliland and seeing firsthand the wealth of investment potential, my nation beholds. Do use the formal and informal opportunities for meaningful discussion and networking today to listen, engage, ask and follow-up on all the issues that pique your interest. Afterall, this is just the tip of the iceberg.

Somaliland1991

Wefti Culus oo Dawladda Ingiriiska ka Socda oo Safar Qarsoodi ah ku Yimi Somaliland

Wefti Culus oo Dawladda Ingiriiska ka Socda oo Safar Qarsoodi ah ku Yimi Somaliland

October 21, 2014 – Written by Ali jaamac

Madaxtooyada Somaliland oo markii weftiga Ingiriiska ah ku laabtay Nairobi warsaxaafadeed ku faahfaahisay ujeeddada weftiga iyo qodobada la isla falanqeeyey

·        Haweenayda Horumarinta Caalamiga ah u qaabilsan UK oo hoggaaminaysay weftkiga safarkiisa la qariyey, farriinta ay siday iyo arrimaha ay la shir timi

·        Nuxurka qodobo Madaxweyne-ku-xigeenka u gudbiyey weftiga Ingiriiska

Hargeysa (Jam)- Wefti culus oo ka socda dawladda Ingiriiska, ayaa safar qarsoodi ah oo aan hore loo shaacin ku yimi caasimadda Hargeysa shalay, kuwaasoo kulan albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, ahna Ku-simaha madaxweynaha Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wasiirro xukuumadda ka tirsan.

 

Saylici iyo UK weft

Weftigan oo ay hoggaaminaysay haweenayda dawladda Ingiriiska u qaabilsan horumarinta caalamiga ah Ms. Lynne Featherstone, waxa ujeedada socdaalku khuseeyey sidii ay xaqiiqo-raadin iyo xog-ogaal ugu noqon lahaayeen mashaariicda ka socda Somaliland ee lagu maalgeliyo cashuuraha dadweynaha Ingiriiska ah bixiyaan iyo sidoo kale arrimo la xidhiidha cilaaqaadka u dhexeeya Somaliland iyo dawladda UK.

Read the rest of this entry »

Waraysi Joornaalka The Guardina la yeeshay madaxweynaha Somaliland, Siilaanyo Somaliland independence battle like Scotland or Catalonia, says president – video The Guardian

Madaxweyne Siilaanyo oo Caddeeyey in Xornimo-doonka Caalamku Rajo Geliyeen Madaxbannaanida Somaliland

October 22, 2014 – Written by Ali jaamac

London (Jam/The Guardian)- Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caddeeyey in dhaqdhaqaaqyada xornimo-doonka ah ee ka curtay dalal qaaradda Yurub ka mid ah ay rajo geliyeen madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somalilad.

Madaxweyne Siilaanyo oo waraysi khaas ah siiyey wargeyska The Guardian ee ka soo baxa Ingiriiska ka hor intii aannu Hargeysa ku soo laaban shalay, waxa uu sheegay in ololaha madaxbannaanida ee ay bilaabeen dadweynaha ku dhaqan degaannada Scotland iyo Catalonia oo doonaya inay kaga go’aan waddamada Ingiriiska iyo Spain ee qaaradda Yurub ay rajo xooggan ku beereen madaxbannaanida iyo aqoonsi-raadinta Somaliland oo muddo 23 sanno ah gooni uga taagnayd Soomaaliya.

“Dal kale ayaa jira oo raadinaya madaxbannaani, kuwaasoo ay ka mid yihiin Scotland iyo Catalonia, arrintaasina waa mid rajo fiican noo leh, annaguna waxaannu haynnaa dariiqyada aannu ku raadinayno madaxbannaanidayada. Waxa kaloo dhiirrigelin noo ah codayntii baarlamaanka Ingiriisku ku aqoonsadeen in dalka Falastiin yahay waddan jira bishan October, arrimahaas oo dhanna waa qaar na dhiirrigelinaya,” ayuu yidhi Madaxweyne Siilaanyo.

Madaxweynaha ayaa waraysigiisa oo Jamhuuriya qaybo ka mid ah soo qaatay, waxa kaloo uu ku sheegay in kobcinta maalgashiga tamarta iyo wax-soo-saarka Somaliland ay kor u qaadi karaan dhaqaalaha dalka, isla markaana taageero ka geysan kara madaxbannaanida Somaliland.

“Kobcinta dhaqaalaha iyo ganacsigu waxay muhiim u yihiin qarannimada Somaliland raadinayso, waxana dhab ah in horumarinta dhaqaalaha iyo aqoonsiga Somaliland yihiin laba shay oo aad isugu xidhan, markaa aqoonsigu wax macne ah samayn maayo haddii aan la horumarin dhaqaalaha Somaliland, dalkayaguna wuu u qalmaa in aqoonsi buuxa la siiyo, kaasoo aannu muddo dheer sugaynnay.”

Faallo dheer oo The Guardian ku ladhay waraysiga Madaxweyne, waxa wargeysku tilmaamay in Somaliland aanay weli wax aqoonsi ah ka helin adduunka, beesha caalamkuna u aqoonsan tahay inuu yahay gobol ka mid ah dalka Soomaaliya oo muddo ka badan 20 sanno ka soo kaban la’ dagaallo sokeeyo iyo burburka dawladnimadiisii ku dhacay illaa sannadkii 1991-kii, balse ilaa muddadaas Somaliland oo hore u ahayd maxmiyad hoos tagta Boqortooyada Ingiriiska (oo xornimada qaatay 26 June 1960-kii) ay muddo ka badan 20 sanno ah tahay dal nabadgelyo ahaan iyo ammaan ahaanba xasilloon, isla markaana hodan ku ah khayraadka shidaalka iyo macdano aan weli la soo saarin.

Madaxweyne Siilaanyo iyo wefti uu hoggaaminayey ayaa magaalada London kaga qaybgalay toddobaadkii hore shirka horumarinta ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland, kaasoo ay iska kaashadeen dawladaha Ingiriiska iyo Somaliland, halkaasoo ay kula kulmeen wasiirro ka tirsan Boqortooyada UK iyo shirkado waaweyn oo ka shaqeeya arrimaha maalgashiga.

Dawladda Ingiriiska oo martigelisay shirar ay ku wadahadleen Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa ilaa hadda ka cago-jiidaysa inay taageerto aqoonsi-raadinta Somaliland, isagoo Afhayeen u hadlay Xafiiska Arrimaha Dibadda ee UK uu caddeeyey aragtidooda aqoonsigaas.

“Doorka dawladda UK waxa uu yahay in Somaliland iyo Soomaaliya xal ka gaadhaan qaddiyadda Somaliland, waana in dalalka ku yaal gobolku hormuud ka noqdaan aqoonsiga waxa ay Somaliland iyo Soomaaliya isla meel-dhigaan mustaqbalka,” ayuu yidhi Afhayeenka u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ingiriiska oo u warramay wargeyska The Guardian.

Haseyeeshee, go’aankii Somaliland ku diidday ka qaybgalka shir arrimaha Soomaaliga lagaga hadlay oo magaalada London ka dhacay sannadkii hore, ayaa sababay in cilaaqaadka diblomaasiyadeed ee Somaliland iyo Ingiriiska dhaawac gaadho, waxaannu Madaxweyne Siilaanyo tilmaamay in aanay ka qaybgeli doonin shir kasta oo meel-ka-dhac ku ah qarannimada Somaliland.

Sidoo kale, Madaxweynuhu waxa uu waraysigaas ku sheegay in dhaqaalaha Somaliland ku tiirsan yahay xoolaha nool oo loo dhoofiyo dalka Sucuudiga iyo dalalka kale ee Carabta, “Waxa aannu si aad ah ugu tiirsanahay dhoofinta xoolaha nool, laakiin waxa aannu doonaynaa in aannu horumarino khayraadka kale ee kalluumaysigu ka mid yahay, sababtoo ah waxaannu leenahay xeeb aad u dheer iyo sidoo kale khayraad macdanta ah,” ayuu yidhi Madaxweyne Siilaanyo.

Madaxweynaha oo waraysi gaar ah kaga hadlay xidhiidhka ka dhexeeya kobcinta dhaqaalaha iyo aqoonsiga Somaliland

“Waxa aannu si aad ah ugu tiirsanahay dhoofinta xoolaha nool, laakiin waxa aannu doonaynaa in aannu horumarinno khayraadka kale ee kalluumaysigu ka mid yahay, sababtoo ah…”

Waraysi – Madaxweynaha Somaliland    

Xigasho: Jamhuuriya

Somaliland1991

CP Asks Turkish FM Of Somaliland & S. Sudan, Answers On Somalia & Sudan

CP Asks Turkish FM Of Somaliland & S. Sudan, Answers On Somalia & Sudan
By Matthew Russell Lee

UNITED NATIONS — Mediation should be what the UN is all about, so when Turkish foreign minister Mevlut Cavusoglu along with his Finnish counterpart Erkki Tuomioja took questions on the topic on September 26, Inner City Press asked about Turkey’s role in Somaliland, and about IGAD’s mediation in South Sudan.

In responding, Cavusoglu seemed to understand the latter to mean Sudan and South Sudan, talking about relations between the two countries. He did not mention Somaliland, but only Somali where he said Turkey buildings hospitals and has troops.

Actually, it was IGAD member-state troops being in South Sudan that Inner City Press was asking about: how can one be a mediator and militarily supporting one of the sides at the same time?

In fairness, Turkey has been doing a creditable mediation job on Somaliland, including for a time on the problems caused by the UN unilaterally giving management of airspace over Somaliland to Mogadishu.

Cavusoglu was asked if Turkey will be participation in the Coalition bombing Syria, and did not directly answer, as another correspondent pointed out. The first question was taken by UNCA, the set-aside that the new Free UN Coalition for Access opposes. In this case, UNCA sent Turkey state media — this is why they should not be any automatic first question, to use this way. We’ll have more on this.

Also, the loss of press work space by the Security Council, to the so-called Turkish Lounge, should be reconsidered and reversed, FUNCA says. Closer coverage would help, not harm, mediation.

Overall, real mediation on Eastern Ukraine might have been what the UN is all about. But with the UN Secretariat so clearly aligned with one side, it became sidelined. Others will mediate. But what is happening to the UN? Watch this site.

Source: Inner City Press

Somaliland1991

Wasiirka arrimaha dibedda Somalilan Maxamed Biixi Yoonis oo wareysi siiye tv caanka ah SKY NEWS

Somaliland1991

Waryaha caanka h ee Raage Omaar oo ka soo qayb galay shirkii UK-Somaliland Trade & investment 14 october 2014

Somaliland1991

Wareysi Khaas ah Siiyey C/laahi Maxamed Cali la yeeshay guddoomiyaha shirkadda DMA ee soo qabanqaabisay shirkii London ee maalgashiga UK-Somaliland

Cabdillahi Maxamed Cali oo wareysi khaas ah la yeeshay madaxa shirkadii qabanqaabisay shirkii maalgashiga Somaliland ee London. Roger Marti

Somaliland1991

Wareysi Khaas ah Siiyey C/laahi Maxamed Cali Star TV guddoomiyaha shirkadda DMA ee qaban qaabisay shirka maalgashiga UK-Somaliland, Roger Martin

Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha Somaliland oo amar ku bixiyey in aanay Sahra Halgan ku xusi karin goobteeda Hido Dhawr maalintii 17 Oktober ee mujaahidiintii SNM

Somaliland1991