Bill Gate oo Somaliland ku amaanay habka isku dirida ama xawilaadda lacagaha ee Zaad-ka Telesom ka samaysay Somaliland Microsoft Founder, Bill Gates Praise Telesom for Its Mobile Money Banking and Transfer Service

Waa markii ugu horreysay, ee nin maalqabeen ah ama ah dadka dunnida ugu caansan uu khudbadiisa ku soo daro Somaliland. Runtii waa farxad weyn, waana guul weyn oo u soo hoyatay guudahaan Somaliland.

Waxaa muddooyinkii u danbeeyey soo badanayey dadyawga dunnida ku nool ee Somaliland wax ka qora, booqasho ku  imanaya , warar ka soo diraya (warbaahinta kala duwan ee caalamka), xidhiidh siyaasaeed, dhaqaale ama ganacsi la samaynaya Somaliland. Waxaana sii kordhay cilaaqaadka ay Somaliland la leedahay dunnida inteeda  kale. Imika waxa ay arrintu  maraysaa, in  qofka soomaaliga ah  la yidhaahdo , ma Somaliland baad ka timid mise Somalia.

Su´aashan oo ay inta badan  dadka ajnabigu waydiiyaan qofka soomaaliga ah ee dalalkooda kunool.

Halkan ka daawo video-gaas u Bill Gate , maalqabeenka adduunka ugu taajirsan, oo ah nr 1, (Forbes) oo Somaliland ka hadlaya!!

S. Cadnaan X. Ismaaciil

Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: