Daawo qasriga cusub ee loo dhisay madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan

madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan

cusub ee loo dhisay madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan oo horaantii bishii Ogos 2014, ku guulaystay madaxtinimada dalka Turkiga. Erdogan ayaa taariikhda ku galay, in uu noqdo madaxweynihii ugu horreeyey ee shacabka dalka Turkigu si toosa u soo doortaan. Madaxweynihii isaga ka horreeyey, ee Abdula Gûl,waxaa soo doortay  xildhibaanada aqalka wakiilada ee Turkiga. Qasrigan cusub ee loo dhisay madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa waxaa ku baxay aduun dhan 350 miljan oo dollar. Waxaana qasrigan laga dhisay caasimadda dalka Turkiga ee Ankara. Furitaanka qasrigan oo lagu soo beegay maalintii aasaaskii dalka Turkiga casriga, oo ahayd 1923 . maalintii uu hogaamiyihii, Mustafa Kemal Ataturk grundade 1923. aasaasay Turkiga casriga oo gudhig uga dhigay dalkiisa in uu noqdo dal culmaani ah.

Waxa Qasrigu ku fadhiyaa baaxad dhan,ama  uu isku wareeg dhan yahay 200 000 mitir isku weer. Waxanu ka kooban yahay 1000 qol.

Qasriga madaxtooyada dalka Turkiga ayaa waxaa laga dheena kaaraa xadeerada dalka Turkiga, iyo xadaaradda ay u leeyihiin xaga dhisida dhismayaal qurux leh, waxaa kale oo dhisamahani iftiiminayaa awoodii dalka Turkigu uu mar dunnida ku lahaa oo dib u soo noqonaysa.

Dalka Turkiga ayaa 12 sanno ee danbeeyey, uu xukunka  hayey, madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, waxa uu gaadhsiiyey heer aad u sareeya dalka Turkiga, hadday noqoto xaga, siyaasadda adduunka, dhaqaalaha, ganacsiga, difaaca, waxbarashada iyo caafimaadka.

Turkigu waxa uu xubin ka yahay , gaashaan buurta Nato, waana dalka ugu awooda badan xaga ciidamadda Nato. 48 000 kun oo ciidan ayaakaga jira Turkiga Nato.

President Erdogan welcomes guests to the ceremony which marks the foundation of modern Turkey in 1923 out of the ruins of the Ottoman Empire.

Ny palatset, drygt en vecka före invigningen.

Qasriga cusub ee loo dhisay madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan oo horaantii bishii Ogos 2014, ku guulaystay madaxtinimada dalka Turkiga. Erdogan ayaa taariikhda ku galay, in uu noqdo madaxweynihii ugu horreeyey ee shacabka dalka Turkigu si toosa u soo doortaan. Madaxweynihii isaga ka horreeyey, ee Abdula Gûl,waxaa soo doortay  xildhibaanada aqalka wakiilada ee Turkiga. Qasrigan cusub ee loo dhisay madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa waxaa ku baxay aduun dhan 350 miljan oo dollar. Waxaana qasrigan laga dhisay caasimadda dalka Turkiga ee Ankara. Furitaanka qasrigan oo lagu soo beegay maalintii aasaaskii dalka Turkiga casriga, oo ahayd 1923 . maalintii uu hogaamiyihii, Mustafa Kemal Ataturk grundade 1923. aasaasay Turkiga casriga oo gudhig uga dhigay dalkiisa in uu noqdo dal culmaani ah.

Waxa uu isku wareeg dahn yahay 200 000 mitir isku weer. Waxanu ka kooban yahay 1000 qol.

Turkish Presidential residence to change after 91 years.

Turkish president Erdogan unveils his new palace of a thousand rooms

The complex, located in the Bestepe (Five Hills) area, has become known as the Ak Saray - the White Palace.

 madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan

Ny palatset, drygt en vecka före invigningen.

S. Cadnaan Xaaji Ismaaciil

Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: