Munaasibad xuska dagaalkii 1aad ee dunida oo lagu xusayey Ciidamadii Somaliland ee ka barbar dagaalamayey Ingiriiska oo lagu qabtay Beerweyn oo ku taala badhtamaha magaalaada London (Xigasho SDWO)

Munaasibad xuska dagaalkii 1aad ee dunida oo lagu xusayey Ciidamadii Somaliland ee ka barbar dagaalamayey Ingiriiska oo lagu qabtay Beerweyn oo ku taala badhtamaha magaalaada London

Published on November 10, 2014 by   ·   No CommentsLondon 10/11/2014 (SDWO.COM – SomalilandNews.net)  Xus balaadhan oo lagu maamusayey looguna ducaynayey ciidankii Somaliland ee dagaalkii 1aad ee dunida ka barbar dagaalamayey ciidamada Ingiriiska oo  ay soo abaabuleen Iman Shiil iyo Sahan Society Centre ayaa lagu qabtay bertwaweyn ee caanka ee Hyde Park Corner.   Xuskan ayaa ku beegnayd maalintii axadii ee 9ka November oo aduunka oo dhan laga xusayey markuu dhamaaday dagaalkii labaad ee dunidu.  Waxa  xaflada ka hadlay Hamish Wilson, Cali Adan Cawaale-Safiirka Somaliland ee UK,  Maayorka degmada Southwark, Iid Muse oo ka socday West London Somaliland Community iyo Leyla Abokor.  Xafladan oo si aad u heer saraysay ku dhamaatay ayaa waxa halkaas la dhigay faraawilkii xasuusta ciidmadii ku nafwaayey dagaaladaasi. Ilaahay dhamaantood ha u naxariisto.

image-2b19f1ed9e10c3c03ebd6550701a028c592599f174a8a2bed65c8e437724e95c-Vimage-de8264cd258be1fde6de3ecbc3a6d1953a3d4363ddcf944110d6b87318e0f8ca-Vimage-bef372e8bbbda5ce54f492d22fe0c1aec0619d0fa4426b047d5ab14129bff44b-Vimage-c3e6c41e5775611b16606f0592812e4c2d78916ec2f339e47ebcaf2eded402c2-Vimage-1496ed6407d3e973f3a9c16301fb73c9e6d3d473d2e44e6106b21a5a85e1e518-Vimage-10322280c68af94283765e6301df9ffd025328ceb8d5f59ecc992d0c33410502-Vimage-9e2bb19dfb8bd4ad3dff413ebac3ad48b78e974a150c9e9aca5349340d356117-Vimage-345ed0b4271975394ca7920e33c6efe3af4f1d6431c72b48ec7f90828edfef2d-Vimage-976eb6d6a853f703dabbafd633043c3b8bd769ebcb07e058842ae394e7459a6f-Vimage-7113188fbb2e0e771bd10cdbd5bd56fd552858d24ae34a06f4fff2127c54ecdd-V image-c8e5d989fc8b73a26c21005e167909810ec1fae8f35c6c9343907c858c04a751-V

image-c4a7e6a23fb244028507a7f485a49df707e30e83eeed83f54f1f08ec6653666b-V

image-ff1312595c68b6b760bba79d1b4d0e83012df7154fe06bc77236a84a9a19248a-Vimage-e6af5a70752788db7ded32423cca24044259f0c175a7e112e4ba22b2539e6d51-Vimage-d1c6bef76c1160a9bf7d76732f80db9f6c237de15fadf0db7fb9cdc3282411fa-Vimage-b008d8bcfe5e7251ac8829f7f77a5a38b7ac2590228e4720bfabd9625f9d0999-Vimage-b71acae757624110c7dd90dc5bd8ca8a21c88bc17e685eb507db463652f9a2e0-Vimage-4c717fa10870f861b9f24667f28487331127e081d281d4f1c83204eae226ea51-Vimage-5ae3a7716acfff3914e9b9eca1b93216d52467f81790886c58c0cddd86b11cac-Vimage-6b622546d144f27d4eb6524c937a7397f9efdaa041227f075a83d064ceacf644-Vimage-6f669f7e5712030eec9274d11d223c1b74aaeaa412ab8c4ae9b23a178f6b1463-Vimage-1bba7bffdef7f50de8c3c1cb3305ed32df5dd3f1aa5c23fae5782be5e9fcfb48-V image-0a9f0bbf04b2e0e9ad460764a348906379030e94349f8fdafc233c5edc9686c1-V

image-254122f061b48883a19c746c2d4354aed09e7df13a2a0208fb34a57eaa594878-VGuled Abdi Sheekhaash – Chair & Chief Editor – SDWO.COM & SomalilandNews.net

 (Xigasho SDWO)
Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: