Rabshado ka Burco iyo Qalaalse ka dhacay golaha wakiilada

Waxaa maanta dalka jamhuuriyadda Somaliland ka dhacay, khaasatan magaaladda Burco, mudaharaad rabshado dhagaxaan iyo taayiro gubis wata. Mudaharaadkan oo ahaa mid aanay fasax u haysanin dadkii halkaa ku mudaharaadayey. Waxa ay iskugu soo baxeen wadooyinka waaweyn, taasoo ay gabi-ahaanteed ay xidheen wadooyinkii ay marayeen baabuurtu iyoo shacabka.

Goobtii markii ay soo gaadheen ciidamadda ammaanku, ayaa lagaga hor-yimid shiid dhagaxaan wata. Ciidamaduna waxa ay goobtii ka rideen  rasaas, si ay dadkii mudaharaadayey u kala eryaan. Nasiib darro, rasaastii ay ciidamadu ridayeen in ay ku dhacdo qaar ka mid ah dadkii mudaharaadayey.

Dhawr qof ayaa dhaawacmay, waxaana geeriyootay gabadh mudaharaadaysay.

Ciidamada amaankana askar tiro ah ayaa ka dhaawacmay.

©Somaliland1991

 

https://i2.wp.com/salaanmedia.com/wp-content/uploads/2014/11/31.png

https://i0.wp.com/salaanmedia.com/wp-content/uploads/2014/11/41.png

https://i2.wp.com/salaanmedia.com/wp-content/uploads/2014/11/51.png

https://i2.wp.com/salaanmedia.com/wp-content/uploads/2014/11/61.png

https://i1.wp.com/salaanmedia.com/wp-content/uploads/2014/11/7.png

Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: