Sawirro: Wefti balaadhan oo culus oo ka socday EU: da ayaa la kulmay madaxweynaha Somaliland iyo xukamaddiisa 20 Nov 2014

EU,: da aya Somaliland u soo dirtay wefti balaadhan oo culus oo ka socday  EU: da   waxaanay la kulmeen madaxweynaha Somaliland iyo xukamaddiisa 20 Nov 2014.

Somaliland oo hore u qaadacday ka qayb galka shirka shalay ka furmay caasimadda dalka Denmark ee Copenhagen. 19 November oo maanta la soo gebagabeyey 20 Nov 2014. Waa barnaamijka New Deal, barnaamijka oo Somaliland iyo Somalia khuseeyo. Bal se Somaliland gaar looga dhigay arrimheeda, Somaliland speciel arragment, ,taasoo macnaheedu yahay in wixii  loogu deeqayo toos loogu soo gudbinayo Somaliland, deeqdaas lacageed oo la soo marinayo Sanduuqa Horumarka Somaliland, ee Somaliland  Development Fond, SDF. Tiiyo shirkaasi ka socdo Copenhagen, in EU: Somaliland u soo dirto weftigaa culus. Waxaana la wada hadlayey xidhiidhka EU:da iyo Somaliland, khaasatan arrimaha aammaannka badda, sida budhcad badeedka, sidii tabaar loo fidin lahaa ciidamadda badda ee Somaliland, tayadoodan kor loogu qaadi lahaa iyo arrimo kale oo badan ayey ka wada hadleen Somaliland iyo weftiga EU:da ka socday.’

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley wefti culus oo ka socda EU-ka.

Weftigaas oo kulan saacado qaatay la yeeshay Madaxweynaha ayaa shirka ka dib waxa war bixin ka siiyey warbaahinta Wasiirka Arrimaha Dibeda, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Madaxa Weftiga hogaaminaayey Mr. Mika Markus LEINONEN

DSC_0056

DSC_0064

DSC_0085

DSC_0007

 

Waxaana kulankan Madaxweynaha ku wehelinaayey

1. Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)

2. Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland mudane Axmed Biixi yoonis

3. Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade

4. Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire

5. Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Cali Jaamac Faarax Buureed

6. Wasiirka Deegaanka Shukri Xaaji Baandare

7. Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan

8. Xoghayaha Gaarka ah

ee Madaxweynaha Mudane, Cali Axmed Cali9. Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada Mudane Maxamed Muuse Abees

10. Wasiir ku xigeenka Kalluumaysiga Mudane Cabdikariim Axmed Mooge

11. Agaasimaha La dagaalanka Budhcad Badeeda Mudane Maxamed Cismaan indhoole

12. Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JSL, Mudane Xasan Cabdi Madar

Dhinaca Weftiga

13. The Delegation is led By Mika Markus LEINONEN (Finland) Representatives from EUCAP Nestor will also participate in the visit.

14. Robert Wank (AT)

15. Marie-Charlotte ANNEZ de TABOADA (BE)

16. Tim PRANGE (DE)

17. Claus PLARUP WINTOP (DK)

18. Ekaterini VARVARIGOU (EL)

19. Miguel SANCHEZ GUERRERO (ES)

20. Thomas Guibert (FR)

21. Anne-Marie FLYNN (IE)

22. Maurizio CANFORA (IT)

23. Nadia Mellina (LU)

24. Erik DE FEIJTER (NL)

25. Hannah WOOD (UK)

26. Pekka Kristian MARTTILA (FI)

6. Pekka Kristian MARTTILA (FI)

DSC_0007

DSC_0013

DSC_0015

DSC_0023

DSC_0024

DSC_0049

DSC_0056

DSC_0058

DSC_0064

DSC_0066

DSC_0067

DSC_0074

DSC_0076

DSC_0082

DSC_0085

DSC_0113

DSC_0124©Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: