Safiir ku xigeenka safaaradda dalka Ingiriiska oo maalintii ugu danbaysay shaqadiisa safiirnimo ku soo gunaanaday Somaliland

Afiirk ku xigeenkii dalka Ingiriiska u fadhiyeye dalka Ethipia oo Somaliland ku soo khatimay shaqaddiisii safiirnimo, Somaliland,mr  Allen, isagoo watay wefti uu hogaaminayo. Mr, Allen oo muddo afar sanno ah ka ahaa safiir ku xigeen safaaradda dalka Ingiriiska ee Ethiopia. Laga soo bilaaba 2010 markii ay Somaliland doorshadii madaxtinimadu ka dhacday ilaa maanta waxa uu Somaliland booqasho lu yimid tiro aad u badan. Wada shaqayn wanaagsana la lahaa Somaliland.  Waxa uu maanta la kulmay madaxweynaha Somaliland ee madaxda ka yahay, madaxweyne Axmed Maxamed M Siilaanyo. iyo madaxweyne ku xigeenka, Saylici, wasiirka arrimaha dibedda, Maxamed Biixi Yoonis, wasiirka madaxtooyada , Xirsi, Wasiirka maaliyada Cabdicasiis Samaale, iyo xoghayaha madaxweynaha Cali

https://i1.wp.com/www.somalilandnation.net/wp-content/uploads/2014/12/DSC_0088.jpg

https://i2.wp.com/www.somalilandnation.net/wp-content/uploads/2014/12/DSC_01101.jpg

https://i1.wp.com/www.somalilandnation.net/wp-content/uploads/2014/12/DSC_0112.jpg

https://i0.wp.com/www.somalilandnation.net/wp-content/uploads/2014/12/DSC_01171.jpg

https://i2.wp.com/www.somalilandnation.net/wp-content/uploads/2014/12/DSC_01191.jpg

https://i2.wp.com/www.somalilandnation.net/wp-content/uploads/2014/12/DSC_0120.jpg

https://i1.wp.com/www.somalilandnation.net/wp-content/uploads/2014/12/DSC_01333.jpg

https://i2.wp.com/www.somalilandnation.net/wp-content/uploads/2014/12/DSC_01341.jpg

https://i1.wp.com/www.somalilandnation.net/wp-content/uploads/2014/12/DSC_01391.jpg

https://i2.wp.com/www.somalilandnation.net/wp-content/uploads/2014/12/DSC_01441.jpg

https://i1.wp.com/www.somalilandnation.net/wp-content/uploads/2014/12/DSC_01461.jpg

https://i2.wp.com/www.somalilandnation.net/wp-content/uploads/2014/12/DSC_01472.jpg

https://i0.wp.com/www.somalilandnation.net/wp-content/uploads/2014/12/DSC_01561.jpg

Somaliland1991 News Center

S. Hagi Ismail

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: