Daawo Sawirro Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefti uu hogaaminayo oo safar ku tagay dalka Jabuuti 20 dec 2014

Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geele ayaa gogoshay dhigay. Waxaanu madaarka ku soo dhaweeyey, madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed M Siilaanyo iyo wefti u hogaaminayo

Madaarka Jabuuti waxaa iyaguna madaxweynaha Somaliland ku soo dhaweeyey, Raysal wasaaraha dalka Jabuuti iyo wasiirka arrimaha dibedda ee Jabuuti

Safarkan uu madaxweynuhu ugu kicitimay dalka Jabuuti ayaa ku saabsan kulan ay labada madaxweyne ee Somaliland iyo Somalia ay ku kulmi doonaan. Labada hogaamiye ayaa la filayaa in ay ka wada hadlaan dardar gelinta wada-hadalada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya. wada hadalkan oo immika muddo sannad ku dhawaada hakad galay. Ka dib marki xagooda Soomaaliya, ka dhex dilaacay khliaaf siyaasadeed oo kalfiay in raysal wasaarayaal xukunka  iskaga kala danbeeyey laga xajuubiyey rasysal wasaarinamadoodii.

Somaliland1991 News Center

Hargeysa, Somaliland

DSC_0140


DSC_0192 DSC_0199 DSC_0201 DSC_0208 DSC_0211 DSC_0213 DSC_0222 DSC_0224 DSC_0229 DSC_0239 IMG_3856 IMG_3864 IMG_3899 IMG_3913 IMG_3929 IMG_3937 IMG_3942

DSC_0017 DSC_0019 DSC_0023 DSC_0024 DSC_0026 DSC_0030 DSC_0033 DSC_0036 DSC_0043 DSC_0053 DSC_0069 DSC_0081 DSC_0099 DSC_0140 DSC_0146 DSC_0157

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: