Faallo: Reer Somaliland waa in ay iska qabtaan gacan bir ahna lagu qabto Suldaanka fitnada ka dhex wada bulshadda dhexdeeda Suldaan Abuubakar Cilmi Wabar (New terrosist leader in Awdal Region, Somaliland)

Waa faallo ka hadlaysa marxallada cusub ee ka soo if baxday Gobolka Awdal, Somaliland. Suldaan Abuubakar Cilmi Wabar (New terrosist leader in Awdal Region, Somaliland) oo ah fidmo wade una baahna in meel looga soo wada jeesto shacab iyo dawladdba.

“”Nabada innagaa ku nool ee nabada inaguma noola””

Shayga nabadu waa shay aad iyo aad uga qaaliya xaga  Ilaahay iyo xaga bini-aadamka. Waxaa hubaal ah in haddii aanay nabadi jirin macnaheedu waxa weeyi nololi ma jirayso. Balaayo looma yeedho. Waxaa lagu ducaystaa Ilaahayow balaayodaas na hareeri mari (Balaayadu waxa ay noqon kartaa  wax kasta oo xun, tusaale nabadgalyo xumo/darro,xaq, xaqoontinimo

macluul, haraad,  gaajo, dhaxan/qabow,, dabaylo adag, roobaab badan, cadcced kulul, hoy la áan,  diif xumo, caafimaad darro. (daacuun calooleed, shuban, nafaqo darro) nolol xun oo adag, aakhirkana keenta in kumanaankun oo nafi ku waayaan  arrimaha aynu kor ku soo xusnay.

Somaliland waxa maanta  ku nool 5 miljan oo ruux. oo . . Lagana yaabo in maalina ay wax cunaan, maalina ay qadaan. Waxaa jira dad malaayiin gaadhaya oo dan yar ah oo aan waxba haysan kuna nool Somaliland goboladeeda oo dhan. maantana ku nool nabad iyo caano, oo salka ka deggen.

Malaayiinkan ruux ee aynu ka hadlaynaa waxa ay  soo arkeen nabad galyo la´aantu waxa ay tahay, xaqu waxa uu yahay, haraadku, gaajadu, macluushu, caafimaad xumadu. Haddana nabadaas ayaa wax walba kala wayn oo ay wada ilaashanaayaan,nolol maalimeed adag haku noolaadeene.

Taa macnaheedu maaha haddii aan wax aan cuno waayo, dal baan gubayaa oo rogayaa.

Dalka jamhuuriyadda Somaliland waxa ku nool sidii aynu soo sheegnay 5 miljan oo ruux oo ku kala nool gobolada Somaliland ka tirsan tahay. oo kala ardaa ah (beel) oo Ilaahay ku abuuray dhulkaas. Shacbiga Somaliland waxa soo  maray marxalado adag intii ay dhulkaa wada degenaayeen laga soo bilaabo galbeed ilaa bari.

Wakhtigii isticmaarkii, wakhtigii kacaanka, wakhtigii halganka iyo intii ka danbaysay.

Sannadku markuu ahaa 1991 bishii May 18 keedii ayey ahayd markii ay beelahaa deggen Somaliland ay shir muddo dheer socday iskugu yimadeen magaaladda Burco.

Maalintaas beel kaliya oo ka maqnayd may jirin. Shirkaasi in muddo  bilo ah ayuu socday, waxaa lagaga tashanayey mustaqbalka iyo aayaha Somaliland kal auu ku danbayn doono. Ergooyinkii salaadiinta iyo cuqaasha, iyo ugaasyada iyo garaadyada iskugu jiray markii ay dood dheer ka yeesheen arrimaha mustaqbalka Somaliland. Waxa la isku raacay oo heshiis axdi ah la kala saxeexday in beelaha Somaliland is cafiyaan, nabd iyo caano ku wada noolaadaan.

Suldaanka fidmada (terrorist) wadaa wakhtigaa dalka uu ka maqnaa oo dalka dibadiisa ayuu ku maqnaa. Maanta isagoo ka soo kicitimay dalka Canada oo nolol wanaagsan ku haystay isaga iyo reerkiisa ayuu u soo suldaan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: