Daawo dhacdo aan adduunka hore uga dhicin kumanaankun oo tan milixa oo soo fatahday, qarqisayna 11 baabuur Morton Salt facility partially collapses

Daawo dhacdo aan adduunka hore uga dhicin milix soo fatahday oo qarqisay 11 baabuur  Morton Salt facility partiallycollapses.

Waxaa soo dumay oo culayskii milixda xamili kari waayey gidaarka qolka kaydka milixda. Taasina waxa ay keentay in ay milixdii warshaddu soo saartay ee taalay qaybta dhigista/kaydka ay soo fatahdo. Ilaa inta la og yahay ma jiraan dad wax ku noqday shilkan, dhaawac iyo dhimashoba. Wershadan milixda oo ku taalla, magaaladdda Chicago, ee carriga Maraykanka. Goobtan oo ah, goob milxida lagu sameeyo, kaydiyo oo la yidhaahdo, Morton Salt, ayaa ah shirkaddaha ugu waaweyn ee soo saara milixda dalka Maraykanka. Morton Salt, ayaa wakhti aan  si fogayn u dabaal degaysay, 100 sanno,  waxaa albaabada loo furay 100 sanno ka hor.

Ilaa inta imminka la og

SNC (Somaliland1991 News Center)

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: