Daawo wadada Dawga Cad

Waa markii u horreysay ee taariikhda, in dad reer Somalilandar ahi ay gacantooda ku dhistan wadadan oo  dhaxaysa, caasimadda Somaliland ee  Hargeysa iyo dalka aynu jaarka nahay ee Jabuuti. Waxaa dhisay dadka deegaankaas dega. waxayna immika dhererkeedu le éeg yahay 120 km. Waa wax Ilaahay loogu mahad naqo. In shacabku wax qabsan karaan. Wadadan oo markii ugu horreysay si fiican loo dhisay, oo ay maristeeda dhibaato weyn ka haystay, dadka, baaburta iyo xoolahaba. Waxa ay imika fududeynaysaa isku socodka labada dal ee Somaliland iyo Jabuuti, wax ay kor u qaadaysaa dhaqaalihii dalka Somaliland

DSC_0074

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay xaflad qiimo badan oo xadhiga uu kaga jaray Wejigii koowaad ee Dhismaha Dawga-cad.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay xaflad qiimo badan oo xadhiga uu kaga jaray Wejigii koowaad ee Dhismaha Dawga-cad.

Madaxweynaha oo saaka ka amba-baxay Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa intii uu dhex maraayey jidadka waa weyn ee caasimada waxa si weyn ugu soo dhaweeyey shacbiga caasimada isaga oo madaxweynuhu sii watay socdaalkiisa waxa uu tuulooyinka iyo degmooyinka ku sii maray bulshada qaybeheeda kala duwan oo si diiran ugu soo dhaweeyey kolba halka weftigi soo gaadho, ugu danbayna waxa uu gaadhay dawga-cad korkiisa oo uu madaxweynuhu bilowga dhismaha wadada dawga-cad, xadhiga kaga jaray, ka dibna uu kormeer ku soo maray guud ahaan dhismaha wadada cad isaga oo madaxweynuhu halkay hada ku joogto ka soo laabtay, iyada oo halkaasina ka sii socondoonta.

Intaasi ka dibna waxa uu madaxweynuhu ku soo noqday goobtii loo asteeyey xaflada furitaanka oo qado sharafna loogu sameeyey madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland iyo weftigii ku wehelinaayey safarkiisa oo ahaa wefti aad u culus kana koobnaa madax-dhaqameed, xildhibaano,wasiiro, iyo marwada madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde, ganacsato, culimo awgiinka dalka, waxgaradka iyo indheer-garadkaba.

Ka dibna waxa uu madaxweynuhu ku soo guryo noqday una soo caraabay caasimada Somaliland oo markii uu soo gaadhay ay bulshadu tubnayd jidadka hareerihiisa una sacabo tumayeen, madaxweynaha oo isna salaam gacan-haadis ah kaga gudoomay shacbigiisa sharafta iyo qadarinta mudan ee bacadka u tubnaa.

QADAR DAQIIQADO AH KA DIB WAXA AAD NAGA HELI DOONTAAN CODADKA IYO VIDEO-GA SAFARKAASI

DSC_0002

DSC_0013

DSC_0026

DSC_0032

DSC_0049

DSC_0054

DSC_0058

DSC_0065

DSC_0074

DSC_0095

DSC_0099

DSC_0124

DSC_0126

DSC_0148

DSC_0151

DSC_0192

DSC_0197

DSC_0202

DSC_0203

DSC_0205

DSC_0220

DSC_0221

DSC_0229

DSC_0239

DSC_0246

DSC_0247

DSC_0254

DSC_0256

DSC_0258

DSC_0262

DSC_0315

DSC_0343

DSC_0355

DSC_0362

DSC_0364

DSC_0368

DSC_0379

DSC_0414

DSC_0417

DSC_0419

DSC_0421

DSC_0427

DSC_0431

DSC_0447

DSC_0461

DSC_0470

DSC_0511

DSC_0531DSC_0557

DSC_0560

DSC_0564

DSC_0567

DSC_0602

DSC_0603

DSC_0614

DSC_0619

DSC_0621

DSC_0629

IMG_0174

IMG_0176

IMG_0187

IMG_0226

IMG_0283

IMG_0291

IMG_0429

IMG_0452

IMG_0464

IMG_0481IMG_0494

IMG_0519

IMG_0530

IMG_0535

IMG_0544

IMG_0562

IMG_0568

IMG_0584

IMG_0587

IMG_0607

IMG_0612

IMG_0632

IMG_0633

IMG_0640

IMG_0703

IMG_0720

IMG_0729

IMG_0733

IMG_0748

IMG_0749

IMG_0776

IMG_0813

IMG_0843

IMG_0882

IMG_0886

IMG_0932

IMG_0933

IMG_0952

IMG_0967

IMG_0993

IMG_1002

IMG_1012

IMG_1027

IMG_1038

IMG_1050

IMG_1069

IMG_5056

IMG_5068

IMG_5079

IMG_5083

IMG_5088

IMG_5090

IMG_5095

IMG_5106

IMG_5115

IMG_5130

IMG_5140

IMG_5143

IMG_5151

IMG_5166

IMG_5173

IMG_5180

IMG_5197

IMG_5202

lan

IMG_5247

Somaliland 1991, Somaliland News Center

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: