Daawo sida daadku u marayo dooxa caanka ah ee caasimadda Somaliland ee Hargeysa

Waxaa caasimadda Somaliland ka curtay roobabkii guga, oo raxmada Ilaahay ka manaystay Somaliland, ka daáy, wadanka oo dhan. Raxmadan roobka ah ee Ilaahay keenay oo dadka iyo xooluhuba ku diirsadeen. Dooxa caasimadda Somaliland waa mid taariikhiya, oo muddo ka badan 60 sanno ka dhisnaa caasimadda. Waxa uu ka mid yahay biriijyadii ugu  horreeyey ee dalka laga dhiso. Macaanka biyaha xareeda.

Somaliland1991 News Center.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: