Somaliland har avrättat 5 mordåtalade, bland dem finns två militärer officerare. 13 April 2015

Somaliland har avrättat 5 mordåtalade, bland dem finns två militärer officerare. De åtalades för mord som de har begått. Det här är första gången i Somaliland historia, sedan självständigheten från 18 maj 1991, som en avrättning sker i landet. De var morddömda sedan många år tillbaka, de satt i celldöd och väntade bara döds dag.
Idag den 13 april, skrevs ny historia i Somaliland modern historia. Avrättningen ägde rum i Staden Mandhera, öster om huvudstaden i Hargeisa, ca 70 km från huvudstaden. Kl:08:00 lokal tid avrättades alla 5 morddömda.

Här nedan kan ni läsa vad de avrättade hette, ålder, när mordet begicks, och offrens namn och mordplatsen.

Published on Apr 13 2015

Publiserat av: S Hagi Ismail
Somaliland1991 News Center

Maxamed Daa’uud Axmed,ina Hibo Cilmi, oo 25 jir ahaa iyo Cabdiwali Cilmi Muuse, Ina Caasha Maxamed, oo 25 jir ahaa oo si wada jir ah Boorama ugu dilay Marxuum Mukhtaar Cismaan Warsame, taariikhdu markay ahayd 30-03-2008-dii.

Iliyaas Cabdillaahi Aadan, ina Waris Cige, 4o jir ahaa oo Magaalada Hargeysa ku dilay, Marxuumiinta kala ah Aadan Cabdi Mursal iyo Muuna Axmed Maxamed, taariikhdu markay ahayd, 26-07-2003-dii;

Maxamed Axmed Xirsi, Ina Farxiya Cali, 24 jir ahaa oo Magaalada Burco ku dilay Marxuumad Farxiya Daahir Cabdi oo Xaaskiisa ahayd, taariikhdu markay ahayd 10-05-2011-kii;

Ex Dable Askari Boolis ah Maxamed Cabdillaahi Cabdi Guuleed, Ina Mulaaxo Cabdi, 28 jir ahaa, oo tuulada Qoton dabo ku dilay Marxuum xuseen Maxamuud Cawaale(Gacmo-dheere), maalintii 22-03-2015-ka;

Ex Dableh, Askari Ciidanka Qaranka ah Cabdirashiid Xasan Cumar, ina Xaawo Muxumed Nuur, 25 jir ahaa, Magaalada Hargeysa ku dilay Marxuum Cabdifataax Maxamed Soodaani 07-08-2009;

https://www.youtube.com/watch?v=HLIKjT_PjIA#t=16

Somaliland1991 News Center

S Hagi Ismail

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: