Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayey Safiirka Dalka Faransiiska u fadhiya Kenya Ambassador Reimi Marechaux. 18 feb 2016

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayey Safiirka Dalka Faransiiska u fadhiya Kenya Ambassador Reimi Marechaux.

Kulankan oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen Madaxweyne ku xigeenka, iyo xubno ka mida golihiisa wasiirada ayaa markii uu dhamaaday waxa saxaafada la hadlay Wasiirkii hore ee Duulista imikana ah Wasiirka Warfaafinta iyo Safiirka faransiiska.

Xafiiska Af-hayeenka M JSLs foto.

aaminaayey Safiirka Dalka Faransiiska u fadhiya Kenya Ambassador Reimi Marechaux.

 

Xafiiska Af-hayeenka M JSLs foto.
Xafiiska Af-hayeenka M JSLs foto.
Xafiiska Af-hayeenka M JSLs foto.
Somaliland1991

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: