Wefti ka socda dalka Masar oo booqasho ku yimid dalka Somaliland

 

Waxa dalka jamhuuriyadda Somaliland soo gaadhay maanta, 5 April 2016, wefti ka socda dalka Masar. Waa markii ugu horreysay ee wefti sidaa u balaadhan oo arrimaha siyaasadda u socda. Waxa ay iskugu jiraan xoghayaha wasaarada arrimaha dibedda dalak Masar ee u qaabilsan Afrika, saraakiil militari. iyo xubno kale oo sar sare.

Waxaa wanaagsan in Somaliland weftigan kala hadasho, dadka reer Somaliland ee lagu gawracay dalka Masar. ka dibna xubnihii lagala baxay. Waa in dawladda Masar,baadhitaan ay ku sameeyaan sidii dadkan loo dilay, ka dibna xubnahoodii lagala baxay. Dadkii falkan fooshuxumada ah ka danbeeyeyna sharciga la hor keeno.

 

Posted: Somaliland1991 News Center

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: