Shir weynihii Ururka Qoraaga Somaliland ee Sweden oo Stockholm ka dhacay November 26, 2016 –

Shir weynihii Ururka Qoraaga Somaliland ee Sweden oo Stockholm ka dhacay

November 26, 2016 –

 

War-saxaafadeed

15183888_1379231042089469_12591566_o
Waxa maanta oo ay taariikhdu tahay, 26 November 2016, caasimadda dalka Sweden ee Stockholm, lagu qabtay shir weynihii Ururka Qoraaga Somaliland Sweden (Somaliland Writers Association in Sweden) . Shir weynaha ayaa intii uu socday waxa lagaga dooday qodobbo muhiim ah. Shir weynaha, oo labadii sannadoodba mar lagu qabto xarunta dalka Sweden ee Stockholm.
Haddaba waxa shir weynaha laga soo saaray go´aamo dhaxal gal ah.
Waxa goobtaa shirku ka socday lagu doortay guddi cusub, oo labada sano ee soo socodta maamuli doonta haddii Eebbe yidhaahdo.

Xubnaha guddida cusub.

Guddoomiye cusub: Nuux Ismaaciil Maxamed (Ina Ismaaciil Somali Airlines)
Xogahaye: Cabdiraxmaan Xaashi
Qasnaji: Sayid-Axmed M. Yuusuf (Dhegey)
Xubin: Yuusuf X. Cabdilaahi Xasan
Xubin: Muuse Maxamud Ciise (Dalmar)

Ururka Qoraaga Somaliland ee Sweden (Somaliland Writers Association in Sweden)
Cabdiraxmaan Xashi
26 November 2016
Stockholm, Sweden

15182340_1379231102089463_1992326002_o

15183888_1379231042089469_12591566_o

15215739_1379231072089466_433882786_o

15225180_1379231052089468_489208961_o

15231624_1379231085422798_1815046661_o

 

Ururka Qoraaga Somaliland ee Sweden (Somaliland Writers Association in Sweden)
Cabdiraxmaan Xashi
26 November 2016
Stockholm, Sweden

http://www.qoraaga.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: