Somaliland1991 blog media oo u dabaal degaysa 10 sanno guuradii ka soo wareegtay maalintii la aasaasay.

 

 

Somaliland1991 blog oo u dabaal degaysa  10 sanno  guuradii ka soo wareegtay maalintii la aasaasay.

Bildresultat för 10 years anniversary from 2007-2017

Waxa aannu maanta u dabaal degaynaa 10 sanno  guuradii ka soo wareegtay maalintii aannu samaynay mareegta (blog) Somaliland1991. Waxa aannu aasaasnay bishii mars 2007. Waxa annu  aad iyo aad ugu faraxsan nahay 10 ka sanno ee uu blog-u Somaliland1991 jiray.

Waxa aannu soo gelinaynay, warar, maqaallo, dood iyo muuqaallo video ah oo tayadoodu aad u sarayso. Waxa aannu ku soo qoraynay afaf kala duwan. Af soomaali, af ingiriisi iyo af iswedhish.  Waxa aannu aad iyo aad ugu mahad celinaynaa dhammaan dadkii mudadda dheer la socday blog-a Somaliland1991. amma ku xidhnaa ee kala jooga cidhifyada adduunka.

Insh waanu sii wadi doonaa mustaqbalka baahinta wararka, maqaalada iyo doodaha ku saabsan Somaliland.

Aad iyo aad baad u mahadsan tihiin

Maareeyaha Somaliland1991 News Center

Cadnaan Qorane

29 Juli 2019

 

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: